Afhayeen cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Amniga Jubbaland (Akhriso)

Afhayeenkii Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Joogsade ayaa xilkii laga qaaday sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo. Saciid joogsade ayaa xilkan hayey muddo dhowr bilood ah, iyadoo xilka ka qaadistiisa ay timid ka dib wareegto ka soo baxday Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland. Cabdirashiid Xasan Cabdi-Nuur Janan oo ah Wasiirka Amniga … Continue reading Afhayeen cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Amniga Jubbaland (Akhriso)